Weerar lagu dilay labo Xildhibaan oo ka Tirsanaa Baarlamaanka Maamulka Hir-shabeelle, ayaa ka dhacay deegaanka Ceelka Geelow oo u dhaxeeya Balcad iyo Qalimow ee gobolka Shabeelaha Dhexe, Ciidamo ka Tirsan Shabaab ayaa jidka u galay Gaadiid ay la socdeen Xildhibaanadda oo kasoo amba-baxay Jowhar,islamarkaana kusoo jeeday magaalada muqdisho.
Magacyadda xildhibaanadda weerarka lagu dilay ayaa lagu kala ah Ismaaciil Muumin iyo Shiiq daahir Daahir waxaa kaloo ku dhintay masuuliyin ka tirsan Hirshaneele .
Leave a Reply