waxaa lasoo gabo gabeeyey Shirkii Aminga qaranka ee baydhabo kasocday

shir

Waxaa soo gabo gaboobay Shirka Amniga Qaran oo ay ka qayb galeen Madaxwaynaha soomaliya, Raysawsaaraha Soomaliya iyo Madaxda maamul Goboleedyada waxaama Laga soo saaray War murtiyeed waxaana ugu Mahiimsanaa qodabada Laga soo saaray.

  • doorasho qof iyo Cod ah ay dalka ka dhacayso Sanadka 2020
  •  midaynta Canshuuraha Dalka.
  • in lagu heshiiyey qaybsiga khayraadka dalka.
  • dhameystirka dastuurka KMG Dalka
  • Dagaal ka dhana Alshab oo ka bilaabanaya  goobaha ay kusugan yihiin Shabab

Wararkeena dambe kala soco warar dheerad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.