Daawo:Muumaulka Degmada Luuq ayaa qabtay kulan looga hadlayay dib u dhiska degmadaasi.

luuq

Magaalada Luuq ee Gobolka gedo ayaa waxaa ka bilowday Barmaamij lagu hormarinayo wadooyinka Magaalada Luuq taas oo lagu dayactiraayo wadooyinka Burburka ugesteen roobabka iyo fataahada wabiyaga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.