Daawo:Xildhibaanada Somaliya ee kasoo jeeda Sool Sanaag iyo Cayn ayaa Puntland Tageray Difaaca Gobolka Sool

puntland

Xildhibaanada kasoo jeeda Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn ee Golaha Shacabka, Aqalka sare, iyo Xukuumada DF Somalia ku metala ayaa qaatay go’aan ay ku taageerayaan Dowladda Puntland howlgalada Difaaca Gobolka Sool.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.