Daawo:Xaaf iyo Shaakir oo ka hadlay qilaafka Galmudug

Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa si kulul uga hadlay eedeyn Manata uga timid Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo Madaxweyne Kuxigeenkiisa Cali Gacal Casir iyo Maxamed Xaashi Carabeey oo Saaka shir Jaraa’id ku qabtay Cadaado ayaa Madaxweyne Xaaf ku eedeeyay inuu u eexday AHlu-Suna uuna hareer maray dastuurka Maamulka uyaalay, waxeyna ku eedeeyeen inuu hareer maray awood qeybsiga beelaha ee Galmudug.
Axmed Ducaale Geele (Xaaf) ayaa Waxa uu sheegay in Masuuliyiinta hadashay ay goobjoog ka ahaayeen Heshiiskii Jbauti iyo kii Madaxtooyada Somaliya balse uusan garaneyn waxa soo laba kacleeyay Maadaama dhameystirka heshiiskaas oo lagu qabtay Dhuusa-Mareeb xaadir lagu wada ahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.