Daawo:Soomaliland oo soo bandhigtay Saanad Militari oo ay ka qabsatay Puntland

Wafti Balaaran oo kamid yahay Wasiirka gaashandhiga Soomaliland, Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland iyo Taliyaasha Ciidamada Soomaliland ayaa waxay gaareen deegaanka Tukaraq oo shalay dagaal ku dhexmaray Ciidamada Soomaliland iyo Puntland.

Taliyaha Ciidanka Puntland ayaa waxuu ka warbixiyey dagaalkaas sidii u dhacay iyo Saanad ciidan oo ay ka qabsadeen Ciidamada Puntland oo uu kamid yahay Hal Taangi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.