Daawo:Mamo faadumo cali Nakruuma oo bulshada somaliyeed ka codsatey in laga qeyb-qaato dhameystirka makatabada Garbaharey

nakruma

Fanaanada somaliyeed Faadumo cali Nakruuma ayaa ugu baaqdey bulshada somaliyeed Gaar ahaan Reer jubboland in ay ka qeybqataan dhameystirka makatabada Guud Magaalada Garbaharey taas oo bulshada wax ay baahi wayn uqabaan.
Waxaa duubey: Cali Yasin cali

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.