Kismaayo:Sahra Maxamuud ayaa Xoriyadeedii dib uheshay Kadib Kacdoonkii shacabka iyo xildhibaanada Soomaliyed

sahra

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ah ee Jubbaland ayaa waxay sheegayaan Sahra Maxamuud yusuf oo dhawaan ay xireen ilaalada Axmed madoobe ayaa xoriyadeedii dib u heshay.

Sahra Maxamuud ayaa waxaa loo xiray kadib markii ay barteeda Facebook ay qortay hadalo lagu taageerayo dowlada Soomaliyeed, Xariga Sahra ayaa waxuu ka careysiiyey Shacabka Soomaliyeed iyo Xildhibanada Soomaliyeed qar kood oo ay kamid tahay Xildhibaanad Sagal Biixi oo kamid axildhibanada dowlada Federaalka Soomaliya lagana soo doorto Jubbaland.

Wxaa kaloo xariga Sahara Maxamuud wax ka qoray Saxaafada Soomaliyeed qaybaheeda kala duwna haday ahaaan lahayd raadiyaasha, websiteyada iyo Talefishinka,

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.