Daawo:Qaymihii Xajka oo Ladhimay iyo Shacabka oo soo dhaweeyey

xaj

Culimaa’udiinka Puntland Ayaa Go’aan Geesinimo leh ku Tilmaamay Dhimistii Qarashka ay Xajka ku aadi jireen Xujeyda Soomaaliyeed oo Awal Ahaa $ 4,000 oo Dollar, iyadoona Hadda laga Dhigay $ 2,950.

Hoos kadaawo Warxintii Yuusuf cabdi Shire

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.