Akhriso Xildhibaan Sagal Biixi oo weerer afka Ku qaatay Axmed Madoobe iyo Kooxdiisa

sagal

Xildhibaan Sagal Biixi oo kamida Xildhibaanada dowlada federaalka ah ee Soomaliya ee laga soo doorto Jubbaland ayaa waxay ka hadashay dhibka Joogtada ah ee Axmed Madoobe iyo kooxdiisa ku hayaan shacabka Jubbaland.

Xildhibaanad Sagal Biixi ayaa waxay Ku soo qortay Barteeda Twitterka “Kismayo waxay qaadday koobka cabburinta, dhulka Alshabab ka taliyo iyo Kismayo unbay ka suurtowda in qof lagu dhibaateeyo ra’yi uu dhiibtay Ciidamada Jubbaland oo Xabsiga dhigay Gabar Facebook ku taageertay dowladda Soomaaliya”.

Waxaa isi soo taareeyey dhaleecayn iyo cambaarayn loo soo jeedinaayey Madaxwaynaha Jubbaland Axmed madoobe taas oo ka imaanaysay waxgradaka, Siyaasiyiin, dhalinyaro, iyo qaybaha Bulshada ee Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.