Madaxda Somaliya iyo Midowga Yurub oo Markab korkiis ku kulmay”Sawiro”

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Mohamed Gulleed (Khadar) ayaa maanta booqday markab ay leeyihiin ciidamada Talyaaniga ee qaybta ka ah howlgalka Atlanta ee Midowga yurub , kaasi oo ka ilaaliya xeebaha Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Soomaliya Mahdi Maxamed Guuled ayaa booqday maanta Markabnay lee yihiin Ciidamada Talyaaniga oo qayb ka Howlgalka Midowga Yurub.

Raysawasaare kuxigeenka ayaa halkaasi kula kulmay wafti ka socda Midowga Yurub iyo Taliyaha Guud ee hawlgalka ATLANTA ee la dagaalanka burcad badeeda Soomaaliya, waxaana kullanka diiradda lagu saarayay xoojinta xiriirka wada shaqeyn iyo iskaashi oo ka dhexeeya Soomaaliya iyo midowga Yurub, iyo la dagaalanka Burcad badeeda

Ra’iisalwasaare ku xigeenka dalka ayaa midowga Yurub ku boogaadiyay taageerada ay siiyaan dowladda Soomaaliya, isagoona sheegay in midowga Yurub ay ka codsadeen xoojinta iyo dar dargelinta howlaha loogu hortagayo kaluumeyiga sharci darada ah ee ka dhacay biyaha Soomaaliya.
Mahdi

 

Mahdi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.