Daawo:Xildhibaan Cabdi shire oo sheegay in Maamulka Jubbaland ku fashilamy is hortaagii Gurmada Gobolka Gedo

cabdi
cabdi

Xildhibaan Cabdi shire Jaamac Ciyaar jecel oo kamida Xildhibaanada Dowlada Federalka soomaliya oo Maanta Mar uu golaha shacabka Soomaliya ka hor hadlaayey ayuu waxuu uu hambalyo udiray Iyo gudoomiyaha cusub ee Barlamanka Soomaliya,.

Waxaa kaloo Xildhibaan Cabdi Shire ka hadlay fatahada wabiga shabeele asagoo ugu baaqay dowlada Iyo shacabka Soomaliya inay u gurmadaan shacabka Magaalada Baladwayne Iyo kuwa kale ee Hirshaneele.

Waxaa Kaloo Xildhibaan Cabdi shire Sheegay in Maamulka Jubbaland isku daayey inay hor istaagaan waftigii Gurmadka Fatahaada wabiyada oo uu hogaaminaayey Raysawasaraha kuxigeenka Soomaliya oo uu kamid ahaa Xildhibaan Cabdi shire Balse aysan u hogaasamin diida=madii Maamulka jubbaland sababtoo ah waxaan nahay xildhibaanadiii Iyo dowladii matalaysay Shacabka Soomaliyeed.

waxaa kaloo Xildhibaan Cabdi shire ugu baaqay Baarlamanka Soomaliya inay u= gurmadaan shacabka Gobolka Gedo madaama ya yihiin Baralamaanka Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.