Daawo:Dowlada Somalia oo Soo Banidhgtay Ciidamo Loo Diyaariyey Sugida Aminga Muqdisho

Raisul wasaaraha xukuumada federalka Soomaaliya mudane Xasan Cali kheyre, Taliyayaasha Nabadd Sugida iyo Asluubta Soomaaliyeed iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng Yariisow ayaa maanta si wadajir waxa ay kormeereyn Ciidamo isku dhaf ah oo kujira xarunta Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho, Ciidamadda ayaa loo diyaariyay Sugida Amniga Caasimadda Dalka Somaaliya Iyadoo ay fooda nagu soohayso bisha barakeesan ee Ramadaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.