Daawo:Xildhibaano Dhaleecayn ujeediyey Gabadhii ku gaftay Gabdhaha Wariyaasha Soomaliyeed

farxiyo

Farxiyo Maxamad Kheyre ayaa aflaagado ugastay gabdha Wariyaasha Soomaliyeed taas oo ahayd in gabdhaha suxufiyiinta ee shaqo doonka ah ay sharftooda ku badashaan shaqada saxaafada taas oo madaxda warbaahinta ku xiraan gabdhaha gogol dhaaf la sameeyaan si ay shaqo u helaan.

Qaar kamida Xildhibaanada Hirshabeele ayaa waxay ku tilmaameen hadalka Gabadhaas ka soo yeeray inuu yahay aflagaado Iyo wax aan dhaqanka Soomaliyeed raad ku lahayn, Gabdhaha suxufiyiinta ayaa arintaas ku tilmaamay waxaan war kajirin oo ay soo abaabuleen ururo lacag ku doonaya warar been abuura iyagoo kaashanaya Idaacada bbcda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.