Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2018

dhuxulow

Daawo:Xildhibaan Mustaf Dhuxuloow oo Qado sharaf iyo sagootin usameeyey Kooxda Banaadir Sports Club

27th April 2018 admin 0

Munaasabad qado shareefeed Iyo sagootin loo sameeyey Kooxda Banaadir Sports Club ayaa waxaa soo agaasimey Xildhibaan Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa waxaa ka qeyb galay […]

wabi

Daawo:Barakac Balaaraan Oo Ka Bilaabmay Magaalada Beledwayne

27th April 2018 admin 0

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa inta badan xaafadaha ay ka kooban tahay waxaa looga qaxay fatahaadda uu sameeyay webiga Shabelle, Qoysaska ka barakacay […]

No Image

Daawo:Hawlgalo Lagu Banaynayo Wadooyinka Caabudwaaq

27th April 2018 admin 0

Magtaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa kabilowday Hawlgalo Lagu Banaynayo Wadooyinka Caabudwaaq kaas oo ay iska kaashanayaan Dhalinyarada Iyo Bulshada Caabudwaaq.

bardheere

Daawo:Taalada Degmada Baardheere oo Dayac tir lagu sameynayo

27th April 2018 admin 0

Masuuliyiinta Degmada baardheere ee gobolka Gedo oo kaashanaya Bulshada ayaa waxay dayartir kusameynayaan Taalada Degmada Baardheere taas oo wax ka qaadaynaysa Bilicda Magaalada baardhereere markuu […]

No Image

Ciidamada Kenya iyo Jubaland oo lagu weeraray duleedka magaalada Kismaayo

27th April 2018 admin 0

Kooxda Al shabaab ayaa Waxaa la Sheegay in weerarkan ay ku qaadeen Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada Kenya iyo kuwa jubbaland kuwaas oo […]

koofi

Somaliland oo ka hadashay Imaashaha Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliya Lawyo Cade

27th April 2018 admin 0
wabi

In ka badan 16kun oo ka barakacday fatahaad uu sameeyay wabiga Shabeelle

27th April 2018 admin 0
No Image

Daawo:Waxgaradka Degmadda Ceel-Afweyn Oo Ka Cawday Xukuumadda Muuse Biixi

27th April 2018 admin 0
galmudg

Daawo:Beesha Mudulood oo digniin udirtay Maamulka Galmudug

26th April 2018 admin 0

Shir aan caadi ahayn oo beesha Mudulood ay ku yeelatay Magaalada muqdisho ayaa waxaa looga hadlaya dulmiga ay Maamulka Galamudug kula kaceen beesha mudulood ayakoo […]

No Image

Daawo:RaysaWasaare Kheyre oo guddoomiyay shir looga hadlayay Amniga

26th April 2018 admin 0

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre,ayaa Maanta shir guddoomiyay shir looga hadlayay amniga guud ee Dalka, kaasoo ay kasoo qayb galeen xubno ka […]

No Image

Xildhibaan Laaluush ku Eedeeyay Wakiilada Somaliland oo shaqada laga joojiyay

26th April 2018 admin 0
buurmadow

Daawo:Boqor Buur Madow oo Maxkamada Hargaysa u sheegay inay jeebabka ku wataan Xukun Madaxwayne Muuse biixi usoo dhiibay

26th April 2018 admin 0

Maxkamadda Magaalada Haregysa ee Xarunta Maamulka Somaliland ayaa waxaa Shan Sano oo Xabsi ah ku ridday Boqor Buurmadoow kaas oo ay Somaliland sheegtay in ay […]

faransic

DaawoAmisom oo sheegtay inay Dhimayaan ciidamada ka jooga soomaliya .

26th April 2018 admin 0

Howlgalka Midowga Africa ee Soomaalia ayaa sheegay in ay Sanadkan Dhimi Doonan Tirada Ciidamada Milatariga Amison ee jooga Soomalia sidaasna waxaa dhahay safiirka midowga Africa […]

wabi

Daawo:Magaalada Baardheero oo kala xiran maalintii saddexaad kadib markii Wabbiga juso fatahay

26th April 2018 admin 0
No Image

Muuqaal:Ciidamada Booliska Oo Lagu Wareejiyay 5 Gaari

26th April 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 26 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes