Daawo:Barakac Balaaraan Oo Ka Bilaabmay Magaalada Beledwayne

wabi

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa inta badan xaafadaha ay ka kooban tahay waxaa looga qaxay fatahaadda uu sameeyay webiga Shabelle, Qoysaska ka barakacay fatahaada Wabiga ayaa waxa ay ku suganyihiin duleedka Magaalada Baladwayne halkaasi oo ay ku heysato daruufo la xiriira dhanka nolosha iyo hoyga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.