Daawo:Xildhibaan Mustaf Dhuxuloow oo Qado sharaf iyo sagootin usameeyey Kooxda Banaadir Sports Club

dhuxulow

Munaasabad qado shareefeed Iyo sagootin loo sameeyey Kooxda Banaadir Sports Club ayaa waxaa soo agaasimey Xildhibaan Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Dhalinyarada Iyo Wasiirka Dhalinyarada Iyo Cayaaraha Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) Cabdi Bile, Xildhibaano, bahda Isboortiga, khabiiro Soomaaliyeed oo ku xeel-dheer arrimahan, xubno ka tirsan bulshada rayidka ah iyo saraakiil dawladeed, waxayna dhammaantood guul u rajeeyeen kooxdan oo ku soo cayaari doonta magaca Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.