Daawo:Boqor Buur Madow oo Maxkamada Hargaysa u sheegay inay jeebabka ku wataan Xukun Madaxwayne Muuse biixi usoo dhiibay

buurmadow

Maxkamadda Magaalada Haregysa ee Xarunta Maamulka Somaliland ayaa waxaa Shan Sano oo Xabsi ah ku ridday Boqor Buurmadoow kaas oo ay Somaliland sheegtay in ay dhibsatay hadal uu dhawaan ka jeediyay degmada Carmo ee Degaannada Puntland.
Boqor Buurmadoow ayaa waxaa uu Carmo ka sheegay kuna baaqay in Maamullada Somaliland iyo Puntland ay kala qaadaan Ciidamada isku hor fadhiya degaanka Tukarraq ee Gobolka Sool.

Hadaba intaan Shan sano lagu xukumin Boqor buur madow ayuu Maxkamada usheegay inay jeebabka ku wataan Xukun Muuse biixi usoo dhiibay kaas oo lagu xukumay Maanta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.