Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2018

ciyaar

Gobolka Main Porland oo qaaday koobkii xagaaga ee ciyaaraha kubadda cagta ee kasocday Columbus Ohio”Sawiro”

3rd April 2018 admin 0

Xili ciyaareedka xagaaga ee kubadda cagta oo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Columbus Ohio ayaa la soo gabo gabeeyay waxaana sanadkan 2018 ka […]

No Image

Daawo:Wasiir Beyle oo Sheegay in ay Dhaqan gashay Canshuurta

3rd April 2018 admin 0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo Shir Jaraa’id maanta ku qabtay Xafiiskiisa ayaa sheegay in ay hirgashay canshuurta Gadista, isagoona u mahad […]

deeqa

Soomaalidda Columbus oo dhaqaalo ugu deeqay isbitaalo laga dhisayo goboladda Sanaag iyo Cayn”Sawiro”

3rd April 2018 admin 0

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Columbus Ohio ayaa sameeyay kulan dhaqaalo loogu aruurinayay Isbitaalo loo dhisayo Hooyadda iyo Dhalaanka ee magaalooyinka Widhwidh iyo Awrboogays ee goboladda […]

jubalad

Gudiga Maareynta Boobka iyo barakicinta lagu hayo dhulalka Kismaayo oo Kulmay

3rd April 2018 admin 0
No Image

Daawo: Jawaari oo ka horyimid inuu iscasilo sheegayna in xukuumada tiri lama shaqayn karo gudoon barlamaanka

3rd April 2018 admin 0

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari waxa uu kaga hadlay kulanka Beri ay qabanayaan Xildhibaanadii mooshinka ka gudbiyey iyo kulamo fashil ku dhamaaday, waxaa […]

jubba

Wasiirka waxbarashada Jubaland oo gaaray Afmadow

3rd April 2018 admin 0
No Image

Shabaab iyo ciidamada Dowlada Soomaliya oo ku daagalamay Busaar Gobolka Gedo

3rd April 2018 admin 0

Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Xoogga dalka Somaliya iyo Al Shabaab ayaa ka dhacay Buusaar ee Gobolka Gedo Somaliya. Dagaalkaan ayaa wuxuu ka dambeeyay kadib markii […]

jawaari

Xiisadii Barlamaanka oo cirka isku shareertay

3rd April 2018 admin 0

Waxaa fashil u muuqdo wada hadalkii Madaxweyne Farmaajo uu ka dhex waday Xildhibaanada Golaha Shacabka oo laba dhinac u kala jaban. Fashilkaan waxa keenay kadib […]

gaas

Madaxwaynaha Puntaland ayaa kormeeray Xarumaha Dowlada ee Garoowe

3rd April 2018 admin 0
No Image

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Bayaan Ay Soo Saareen Ku Cambaareeyeen Ficilada Dawlada Soomaaliya

3rd April 2018 admin 0
No Image

Daawo:Aqalka haweenka oo laga dhagax dhigay Magaalada Garbahaarrey

3rd April 2018 admin 0
jawaari

Jawaari oo ksoo horjeestay xilka qaadista Xoghayaha Guud ee Golaha shacabka

3rd April 2018 admin 0

Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliyeed Maxamed Cismaan Jawaari ayaa qoraal uu soo saaray ayuu waxa uu ku sheegay inaysan waxba ka jirin xilka qaadis uu ku […]

No Image

Daawo:Ganacsade Cabdi xoosh oo sheegay in Hantidiisi ay Boobtay Hormuud

2nd April 2018 admin 0
muuse

Daawo:Muuse Biixi Hambalyo kula dag dagay Ra’isal Wasaaraha Cusub Ee Ethiopia

2nd April 2018 admin 0

Madaxwaynaha Soomaliland Muuse Biixi ayaa hambalyo dag daga u diray Raysawsaaraha cusub ee Itoobiya Kaas oo loo dhaariyey Xilka Raysawasarha Itoobiya.

No Image

Gudoomiyaha Yariisow ayaa xariga ka jaray Xafiiska Adeega Dowlada hoose ee Warta nabadda

2nd April 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 … 23 24 25 26 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes