Daawo: Jawaari oo ka horyimid inuu iscasilo sheegayna in xukuumada tiri lama shaqayn karo gudoon barlamaanka

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari waxa uu kaga hadlay kulanka Beri ay qabanayaan Xildhibaanadii mooshinka ka gudbiyey iyo kulamo fashil ku dhamaaday, waxaa kaloo ku eedeeyey Xukuumadda Soomaaliya in ay dabada ka riixeyso mooshinkii laga gudbiyey, isla markaana ay qalalaaso abuureyso isaga oo sheegay in mar walba lagu cel celiyo in uu is casilo balse Xukuumadda iyaga looga baahan yahay in ay is casilaan maadaama ay fashilmeen sida uu hadalka u dhigay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.