Xildhibaanad Dahabo Suusow ayaa ka digtay in Lagacan bidixeeyo Deeqaha loogu Talagalay Fatahaada wabiyada

wabi

Xildhibaanad Dahabo Suusow oo Ka mid ah Xildhibaanda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Kadigtay In lagacan bidixieeyo Deeqaha loogu Talagalay Dadka kudhibaatooobay Fatahaada Wabiga Shabelle, Hadalkaan Xildhibanad Dahabo ayaa imaaniya xili ay Dowlada Soomaliya ay dadaal ugu jirto Sidii Deeq Cawimaad ah loola gaarayo dadka dhibaateeyeen Fatahaada Wabiga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.