Xildhibaan Khaliif Sheekh Cabdullahi Khaliif (Duureey oo Muqdisho ku geeriyooday

xildhibaan

Allaha u naxariistee waxaa Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdihso ku geeriyooday Xildhibaan Khaliif Sheekh C/llaahi oo katirsanaa Golaha Shacabka ee Baarlamaankan 10aad, Xildhibaan Khaliif ayaa ku geeriyooday isbitaalka Madiina ee Magalada Muqdisho.

Xildhibaanka oo Sadexdii maalin ee la soo dhaafay Xanuunsanaa ayaa galabta la geeyay Isbitaalka Madiina, waxa uu ku geeriyooday Isbitaalka, Xildhibaanka ayaa ka soo galay Baarlamaanka dowlad-goboleedka Koofur Galbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.