Daawo:Qaar kamida Ardayda Somaliland ayaa Wax Ku Barata Geed Hoostii & Baaq Ay Jeediyeen

Saraha Dhaadheer,gadiidka qurxoon Iyo iskuulo casriya wax kabadalan ayey qaar kamida Ardyada Somaliland wax ku bartaan kuwaas oo aan haysan hoy Iyo qalab waxbarsho toona waana mid aysan dad badan indhahoodu farax galinayn markay arkaan xaalka ay kusugan yihiin Ardayda dusiga Hoose Ayaanle ee Caynaba kuwaas oo wax kubarta Geed hoostiis Iyo Cooshado.

Maamulka Iskuulka hoose ayaa waxay Baaq u direen Maamulka Soomalialnd oo ugu sareeya Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Wasaarada Barashad Iyo cid kasta oo caawimaad ka gaysan karta inay ka qaybtaan sidii ardaydaan u heli lahaayeen goob ay wax ku bartaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.