Daawo:Galmudug oo ka baxday Shirkii Xalane ka dhacayey ee Badqabka Suxufiga Soomaliyeed

Wasiir Xigeenka Galmudug oo sheegay in waxyaabo aan ucuntamin ay maanta kala kulmeen Wasaaradda Warfaafinta soomaliya kadib markii lagu casumay shir ka dhaacyey Xalane oo looga hadlaayey Xuquqda Suxifiga Soomaliyeed.

Wasiirka kuxigeenka warfaafinta Galmudug ayaa sheegay in lagu casumay shir aan la qoon wax looga hadlaayo, Madaama looga hadlaayo xuquqda Suxufiyiinta waxaa haboonayd in lagu casumo Suxufiyiinta ka hawl gala Maamul goboleedyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.