Muuqaal:Somaliland Oo Ka Hadashay weerar Puntland kusoo qaaday Ciidamada Jiida Hore.

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaliland Ciise axmed yuusf oo waheliyo Taliyaha Ciidanka Milatariga Soomaliland Sareeyo Gaas Nuur Ismaaciil Taani ayaa waxay ka war bixiyeen Hub ay kamid yihiin Qoryaha waa wayn in shalay Lagu soo riday Ciidamada Soomaliland ee kusugan Jiidahore ee Tuakaraq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.