Daawo:Dowlada Qadar oo 3o Bas ugu deeqday Gobolka Banaadir

bas

Dowladda Dalka Qatar ayaa Talaadada Maanta ah waxa ay Maamulka gobolkan Banaadir ku wareejisay 30 Gawaarida loo yaqaano Baska,kuwaas oo dhowr maalin kahor laga soo dejiyey Dekada Weyn Magalada Muqdisho.

Gawaaridaan Basaska ah ayaa waxaa loogu talo galay in maamulka Gobolka Banadir uu ugu adeego Shacabka degan 17 degmo ee gobolkan Banaadir sida ay sheegeen Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.