Alshabaab oo lagu Xasuuqay Gobolka Hiiraan

ciid

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in ciidamada xooga Soomaaliya ayaa guulo ka sheegtay dagaalo ay la galeyn Al-shabaab, kuwaas oo ka dhacay inta u dhaxeysa magaalooyinka Beladweyne , Maxaas iyo Matabaan oo ka tirsan gobolka Hiiraan.

Saraakiisha ciidamada xooga dalka Soomaliya ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Al-shabaab ay ka dileyn 30 sidoo kalane ay ka qabsadeyn gadiid dagaal iyo saanad ciidan.

Ciidamada xooga iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM oo is garab sanaya ayaa maalmihii dambe howgalo ka waday qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.