Saraakiisha Imaaraadka ee ku Xanibnaa Boosaaso ayaa ka dhoofay

diyarad

Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxay sheegayaan diyaaradii qaadaysay Saraakiil ka socotay dowladda Imaaraadka Carabta oo kusugnaa Boosaaso oo maanta ay xayireen laamaha amaanka garoonka Boosaaso dib loo fasaxay.

Xayiraada diyaaradaas ayaa timid kadib shaki ka yimid in ay wateen Saraakiisha Boorsooyin aan la ogeyn wixii ku jiray waxaa horay loogu qabatay Garoonka Muqdisho lacag boorsooyin ku jira oo la socotay Diyaarad ka timid Imaaraadka.

Wararkeena dambe kala soco Video

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.