Maqal iyo Muuqaal:Mashaariic Horumareed oo ka socda Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud

Mashaariic Horumareed oo laga dhagax dhigay Magaalada Balanbal ee Gobolka Galgaduud oo isugu jira Maxkamad, Saldhig Booliis, Xarunta Farsamada Gacanta Iyo Guriga Hooyooyinka ayaa waxaa bilowday dhismahooda.

Gudoomiyaha Degmada Balanbal Jaamac Xayle ayaa kormeeray mashaariicda laga fulinaayo Degmada Balanbale oo kamid yahay saldhiga Booliska oo hada dhismihiisa socdo.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.