Jawaari oo Maanta xilkan wareejindoona

jawaari

Guddoomiyihii hore ee Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawarai ayaa waxaa uu khudbad ka hor jeedin doonaa fadhiga xubnaha Golaha shacabka ee Soomaliya.

Jawaari ayaa waxaa uu Talaadadii la soo dhaafay shir ay wada jir u qabteen isaga iyo madaxweyne Farmaajo waxaa uu ku sheegay in xilka Guddoonka Golaha shacabka uu ku wareejinayo xildhibaannada Golaha.

Jawaari ayaa la filayaa in khudbaddiisu ay ku saabsanaato ka tagista xilka,iscasilaaddiisa iyo sidoo kale dardaaran uu u jeedinayo Golaha shacabka Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.