Daawo:Muuse biixi oo loogu baaqay inuu wax ka qabto Wado xumada Haysa Iskuulada laascaano

laascano

Waxaa iskuulada Magaalada Laacaano qaarkood haysata wado xumo oo mararka qaarkood halis galiya nafta Ardayda wax kabarata iskuulada Laascaano gaar ahan Dusiga Sarre ee Nugaal kaas oo ardayda sii maraan Togag waa wayn oo dhibaato ku haya isu socodka Ardayda Iyo Macalamiinta.

Waxayna Macalimiinta Iyo ardayda ugu baaqeen Madaxda Soomaliland Iyo maamulka Laascaano inay wax ka qabtaan horumarinta wadooyinka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.