Daawo:Gudoomiye Jawaari oo u waheliyo Madaxwayne Farmaajo ayaa ka hadlay is casilaadiisa

farmmajo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Gudoomihii Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo iska casilay afhayeenkii baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow shir jaraa`id ku qabtay madaxtooyada Soomaaliya.

Jawaari ayaa sheegay berri uu faafaahin ka bixin doono iscasilaadiisa marka uu hor yimaada mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya, waxaa kaloo uu uu sheegay in xildhibaanada uu u cilindoono amaanadii ay u dhiibeyn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.