Daawo:Dufaantii Jawaari oo Jowhar Timid iyo Mooshin laga Keenay Madaxda Hirshabeele

Magaalada Johar ee xarunta ayaa waxaa ka bolwaday Mooshin ay wadaan xildhibaanada Hirshabeele kaas oo laga keenay Madaxwaynaha Hirshabeele Mohamed Abdi Waare Iyo Gudoomiyaha Baarlamanka Hirshabeele Cismaan Barre Maxamed.

Wariye Shaashaa ayaa waxuu wax ka waydiiyey Xildhibaan Karaani oo kamida Xildhibaanada Hirshabeele ee Seminaartka ugu maqnaa Nairobi oo hada kusoo noqday Magaalada Jowhar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.