Taliyaha cusub ee Ciidanka Madaxtooyadda Somaliya ayaa maanta xilka la wareegay

madaxtooyo

Taliyaha cusub ee ciidanka Madaxtooyadda Somaliya Gaashaanle Odowaa Yuusuf Raagge, ayaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay, kadib markii xilkii laga qaaday Taliyihii hore ee ciidamada Madaxtooyadda Somaliya.

Taliyaha cusub ee Ilaalada Madaxtooyada ayaa bedelay taliyihii hore Axmed Maxamed Cali Afcadeey kaas oo lagu eedeeyey in uu u hagaasami waayey amarkii kasoo baxay laamaha amaanka kaas oo ahaa inaan hub lala gali Karin Xarunta Golaha Shacabka Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.