Daawo:Gabdhaha Jubbaland ee Kismaayo kusugan oo shaqo la’aan soo food saartay

jubaland

Soomaliya guud ahan waxaa ka jirta shaqo la’aan taas oo saameyso dhalinyarada gaar ahaan Gabdhaha, hadaba Gabdhaha ku sugan Xarun ku meel gaarka ee maamulka Jubbaland ayaa waxay ka war bixiyeen caqabadaha soo food saarta Gabdhaha Iyo sida loo liido gabdhaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.