Amirkii Madxawayne Farmaajo oo dhaqan galay iyo Golaha Shacabka oo dib loogu soo celiyay ciidamadii laga qaaday

Sida ay noo xaqiijiyeen qaar kamida Xildhibanada Golaha shacabka ayaa waxaa dib loogu soo celiyey Ciidamadii hore ee u xil saarnaa sugida amniga xarunta Golaha Shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa dib u la wareegay shaqadii ay ka hayeen xarunta Golaha Shacabka.

Amarka Ciidamadii hore ee xarunta Golaha Shacabka inay dib u la wareegaan xarunta Golaha ayaa waxaa bixiyay Madaxweynaha Dowlada Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo si xal loogu helo khilaafka ka dhashay Mooshinkii ka dhanka ahaa Gudoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.