Daawo:Caabudwaaq Kulan Lagaga Hadlayay Baahiyaha Aasaasiga Ah

garoon

Kulan isugu yimaadeen Bulshada Caabudwaaq ayey waxay doorteenin loo dhiso Garoonka Ciyaaraha Degmada Caabudwaaq kaas oo maal galinayso Wasaarada arimaha Gudha Dowlada Federaalka ayadoo lasoo mariyey Galmudug Iyo NGO la shaqeeya.

Madaxda Galmudug ayaa inta badan waxaa looga bartay intay mashaariic soo qaadaan in lacagtii mashruuca loogu talagalay ay qaar la haraan degaankii mashruuca loogu talagalayna wax yar oo dhaqaalo ah lasoo gaarsiiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.