Tahniyad Meher Ayaanle Yuusuf iyo Nimco Cabdi Aadan oo Meherkooda ka dhacay Caabudwaaq

ayaanle

Waxaan Tahniyad Meher oo qaali ah hawada u marinaynaa Lamaanaha Iscaashaqay Rahma Ziad Osman iyo Saygeeda Ayaanle Yuusuf iyo Nimco Cabdi Aadan Oo uu Meherkoodu ka dhacay magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud maanta oo ay Taariikhdu tahay 21/03/2018.
Waxaan leenahay Lamaanahaas Guurkiinumid qayr qaba allaha ka dhigo Waxaan Rabbi idiinka baryaynaa in meherkiina uu ka yeelo mid lagu farxo iyo Ubad Khayr qaba oo dadkooda, dalkooda iyo diintoodaba anfaca In’shaa Allah.

بارك الله لكما وبارك عليكماوجمع بينكما في خير

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.