Daawo:Baaq kasoo Baxay Jaaliyada Baraawe eeToronto Canada oo sheegay in lagu tuntay xaquuqdoodii

barawe

Jaaliyada Soomaliyeed ee kasoo jeeda Magaalada Baraawe ee dalka Canada ayaa kulan ay yeesheen waxay ku sheegeen in Magaalada Baraawe dhibaato badan ay kajirto taas oo isugu jirta dilal dhac ay wadaan dad aan deegaanka u dhalay.

Waxaa kaloo sheegeen Jaaliyada Baraawe ee Magaalada Toronto dalka Canada inaysan Magaalada Baraawe helin adeegyadii Bulshada Caafimaadka waxabarashada Horumarka waxauyna baaq u direen dowlada Soomaliya Iyo maamulka Koonfur galbeed inay wax ka qabtaan dhibka kajira Magalada Baraawo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.