Daawo:Xaflad lagu soo dhaweynayo Musharax Madawaynah Puntaland 2019 Dr Farax Cali Shire ayaa ka dhacaday Toronto

deeqa

Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa ka dhacday munaasabad heer sare loo soo agaasimay oo ka qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada oo lagu soo dhaweynayey Musharasha Madaxwaynaha Puntland 2019 Dr Farax Cali Shire.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.