Daawo:Xildhibaanada laga soo doortay Konfur galbeed ee Golaha Shacabka oo Gudoomiye Jawaari ka dalbaday in uu Iscasilo

jawaari

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka gaar ahaan kuwa laga soo doortay deegaannada maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya,iyaga oo uga hadlay mooshinkii laga gudbiyay gudoomiyaha Golaha Shacabka.
Kulanka oo ah mid xasaasi ah ayaa Xildhibaanada laga soodoortay Koonfur galbeed oo gaarayay Kudhawaad 30-Xildhibaan waxa ay cadeeyeen mooqifkooda mooshinka,iyaga oo dalbaday in uu iscasilo Gudoomiye Jawaari.

Waxa ay meesha ka saareyn in mooshinkan uu gadaal ka taagan yahay Ra’iisul Wasaare Kheyre sida Warar hore oo soo baxayay ay sheegayeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.