Maqal iyo Muuqaal:Heshiis dhexmaray maamulka Gobolka Gedo iyo Kan Mandera Kenya

mandera

Magaalada Mandeera ee gobolka gedo waxaa Heshiis kuwada gaaray Gudoomiyaha Mandera Kenya Iyo Masuuliyiin katirsan gobolka Gedo oo Hogaaminaayo gudoomiyaha Gobolka gedo Maxamed Maxamuuud waxaana laysku afgartay in laga shaqeeyo amaanka Iyo horumarka labada dal iyadoo laga wada shaqeynayo sidii xuduuda loo furi lahaa waxuuna gudoomiyaha M

Bulshada Baladxaawo ayaa waxay gubeen oo diideen inuu jaadka ka yimaada Kenya soo galo baladxaawo inta xuduuda xiran tahay dhanka Soomaliya ayaa waxaa ka yimaada Raashin Iyo cunto loo iibgeeyo Kenya taas oo Kenya joojisay inta xuduuda xiran tahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.