Daawo:Tartan Qur’aan Aqris ah oo laga daahfuray Muqdisho

masjid

Waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabtay tartan quraan aqris ah oo uu ka qayb galay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cabdirixmaan cumar Cusmaan Yariisow. Tartankaa Quraan aqriska ayaa waxaa Kaqayb qaadan Doonto Degmooyinka gobolka Banaadir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.