Daawo:Jawaari Dowlada Shaqadeedii Waa istaagtay waa in Mooshinka 10 Bari gudahood Barlamanka Lahorgeeyaa

jawaari

Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay Muqdisho waxaa uu mar kale kaga hadlay halka uu marayo mooshinka isaga ka dhanka ah.
Jawaari ayaa waxaa uu xildhibaannada ku jira Guddiga joogtada ah ugu baaqay in ay dhowraan xeer hoosaadka Baaralamaanka islamarkaana mooshinkan inta aysan dhamaan toban maalmood oo uu xeer hoosaadka farayo la horgeeyo Golaha shacabka.

Waxaa uu sheegay in haddii toban maalmood uu dib uga dhoco uu meesha ka baxayo si booqa iyo hakadka ay ku jirto shaqada dowladda looga hortagana ay de dejiyaan waqtiga mooshinkaas la horgeynayo Golaha shacabka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.