Daawo: Dab Ka Kacay Mid Kamida Xaafadaha Magaalada Hargaysa

dab

waxaa Magaalada Hargaysa ka kacay dab kaas oo ku faafay xafada Magaalada Hargaysa qaarkood waxaana goobtii soo gaaray Ciidamada Dabdamiska kuwaas oo ku guulaystay inay Damiyaan dabkaan ayaa wax qasaaro ah gaysan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.