Daawo:Xaflad casho sharaf ah oo lagu soo dhaweeynayo Xuseen Qadiib ayaa London Ka dhacday

nadiifo qartan

Waxaa Magaalada London ee caasumada dalka Ingiriiska lagu qabtay Xaflad casho sharaf ah oo lagu soo dhaweeynaayey Husseen qadiib waxaana kazoo qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshada waxaana xafladaan soo Qaban qaabiyey Gudoomiyaha Haweenka Qaranka UK Marwo Nadiifo Qaran.

Waxaana marti sharaftii halkaas isugu timid ay u mahad cesheen shaqada adag ee Xuseen u qabtay bulshadiisa gaar ahaan Maxamed deeq oo ku xanuunsan Dalka Holland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.