Senator Goonjeex oo si kulul uga Hadlay DP World

goonjex

Senator C/Waaxid cilmi Goonjeex oo kamida Aqalka sarre ee Soomaliya ayaa mar uu ka hadlaayey intaan Codka loo qaadin Shirka dalka Imaaradka Carabta ee Dp world ayaa sheegay shirka Dp world inay soomaliya kusoo duushay rabtana in dhacdo qayraadka daLKA Soomaliya, waxaa kaloo sheegay in Itoobiya ku xadgudubtay Heshiiskii ay isla galeen Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Faraamje Iyo Raysawasaarihii hore ee Itoobiya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.