Baladxaawo Koox ku guuleysatay tartan kubadda cagta ah oo abaalmarin la gudoonsiiyay

ciyaar

Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa Lagu qabtay munaasabad Koob Iyo Bilado lagu gudoonsiinaayey Kooxdii qaaday Ciyaarihii ka socday Degmada Baladxaawo waxaana Guusha Raacday kooxda Booc Booc, Ciyaartaa oo ka dhacday garoonka Ciyaaraha Degmada Baladxaawo ee Qasax Stadium.

waxaana Munaasabadaan kaqayb galay Bahda Ciyaaraha Degmada Baladxaawo Iyo Marti sharaf kale waxaana Musuuliyiintii halkaas ka hadlay ay sheegeen in kor loo qaado tayada Ciyaaraha Iyo ciyaartooyda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.