Daawo:Wasaarada Qorshaynta JSomaliland Oo Shaqadii Ka Joojisay Ururka Fursad Fun

fursad

Wasiir kuxigeenka wasaarada qorshaynta Somaliland Xuseen Xasan ayaa sheegay in sababaha shaqada looga joojiyey hay’ada Fursad Fund oo ka hawlgasha Soomaliland kadib markii ay jabiyeen sharuucda Soomaliland oo ay kamid yihiin dhaqanka,caqiidada Iyo aqoonsiga Soomaliland.

Hay’ada Fursad Fund ayaa waxay kashaqeysaa Samafalka ayadoo xarunteeda tahay Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.