Mooshinkii Laga Keenay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya oo Guuldareystay iyo Baaqii shacabka oo Guulaystay

jawaari

Guddiga joogtada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Maanta kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho kaib markii tiro xildhibaano ah ay saakay arroortii gudbiyeen mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Kulanka ayaa ahaa mid looga hadlayay arrinta ku saabsan mooshinka,waxana gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudeey laga dalbaday in uu soo gudbiyo tirade saxda ah ee moohsinka u gudbisay.

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka ay dib u celiyeen mooshinkii laga keenay guddoomiye Jawaari oo ay sheegeen in la waayay tiradii loo baahnaa oo aheyd 93 Mudane laakin la helay 91 mudane.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.